QM oo ka hadashay qarax caruur badan ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellaha hoose

Hay’adda QM u qaabilsan hooyada iyo dhalaanka ee UNICEF ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay sida ay uga naxday wararka sheegaya in ugu yaraan 22 caruur ah ay ka mid yihiin 27 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose., iyadoo afar ka mid ah caruurtaas ay ahaayeen walaalo hal qoys ka … Continue reading QM oo ka hadashay qarax caruur badan ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellaha hoose